dhaqan & suugaan

dhaqan & suugaan

Naa Caashooy Biyo Karkarsan ii keen!!!

Bari baa nin iyo xaaskiis daganaa dhul hawda oo bahgooyo ah (cidla ah) oon reero kale ka ag dhawayn, xoolihii ay dhaqanayeen oo adhi...

Halisaha uu Afkeenu wajahayo

Afkeena soomaaliga oo  lagu tiriyo mid kamida afafka aduunka ugu hodansan uguna murtida badan ayaa taniyo burburkii dawladdii dhexe waxaa soo food saartay halis...

Sheeko xariir cajiib ah

Bari baa nin iyo xaaskiis daganaa dhul hawda oo bahgooyo ah (cidla ah) oon reero kale ka ag dhawayn, xoolihii ay dhaqanayeen oo adhi...

Xalku waa Gudniinka Fircooniga Oo La Joojiyo!!!

Haddii Soomaali kasta la weydiin lahaa sababta ay dhibaatada, Colaadaha, Dagaallada, Cudurka, iyo Abaaraha weligood uga jireen oo dalkoodu u dagi waayey, waxaan shaki...

Qeybtii 2aad ee guurkii Ceebla’ iyo Cukaash ( sheeko)

Odeygii ceebla’ Aabbaheed ahaa  oo markiisii horeba ahaa nin madax adag oo go’aamo qalafsan looga bartay, sidoo kalena ahaa mara ku dhag macangag ah...

Hadal waa Murti iyo ku dhaqan

Murtida Soomaalidu siyaabo badan ayey u isticmaasha ama uga dhaqantaa markii layskugu yimaado xaajooyin waxay ka hal abuuraan waaya araggu iyo dhaqan yahnnadu murti...

Guurkii Ceebla’ iyo Cukaash: Qeybta 1aad

Ceebla’ waxay ahayd gabar Soomaaliyeed oo qurux badan, adaab iyo garaad dheeriba eebbe ku  manaystay, kana soo jeeda reer gayiga ay ku dhaqneed ka...

Jikadii Jaajarka la mooday!!!

bari baa odey reer  guuraa ah oo aan geel, lo’, iyo beeroba laheyn balse ari yaroo aan 30 ka badneyn noloshiisa iyo midda ubadkiisa ...

Jooji Heybsooca?

Oday guure waxaa uu ahaa oday ku dhashay, kuna dhaqmay miyiga ama baadiyaha Waxa uu dhalay labo iyo taban carruur ah toddobo wiil iyo shan...

60 JIRKII GABADHIISA SHUKAANSADAY (SHEEKO)

Waayihii Soomaalidu baraha bulshada isticmaalkooda ku cusbeed ayaa odey 60 jir ah oo aan aqoon  badan laheyn, balse xoogaa dhaqaalaa heystay  wuxuu sameystay facebook...

CAYAARAHA

MAQAALO