arrimaha bulshada

arrimaha bulshada

Calankii miyuu Gablamay

Muddo dheer ayuu ku jiray dalkeenu bur-bur, waxaana ka mid ahaa wixii bur-buriyay jabhado ku abtirsada qabiil, salkooduna ku xiran yahay baabi’inta qarannimada Soomaaliya...

La dagaalanka shaqo la’aantu waa muhiim

markan ka hadlayno Dhaqaalaha Soomaaliya waa mid u baahan in laga eego dhinacyo badan waayo Soomaaliya waa dhul qani ku ah waxyaabo badan haba...

Ma Ogtahay guuxa diyaaradaha matoorrada iyo taawarrada in laga dhaxlo, madax xanuun joogto ah...

Tan iyo xilligii gobannimada soomaaliya ee 1960,kii Caasimadda dalka ee Muqdisho marna nasiib uma yeelan inay ay hesho garoon caalami ah ee diyaaradaha ka...

Maxaad ka taqaan Carrada ?

Waxyaabaha faraha badan ee ilaah inna siiyey, waxaa ugu qiimo weyn biyaha iyo carrada. Haddaba, waxaa lagama maarmaan ah inaynu Baarno carrada, si aynu u...

Weysada oo la ogaaday inay faa’iido u leedahay Aadanaha

Baadhitaano badan oo khubarada caafimaadku sameeyeen ayaa lagu Ogaaday faa’iidada ku jirta waysada salaada, gaar ahaan shanta wakhti ee qofku waysaysto maalintii iyo habeenkii, kaas...

Midabka madoow waa qurux ee diirka ha iska fiiqin!

Baadi goobka loogu jiro qurux ayaa ah shey aad u da’ weyn sida aadanaha oo kale mana ahan wax dhab ahaantii naga yaabiya, laakiinse...

(Geela sow maaha)

Erayada tixdaan waxaa tiriyay Abwaan Gabeyre Gu’ la waayay Deyr gaagaxday iyo Gayi abaaroobay Wax la’goomanaadaba Haddii galabtaroob muuqdo Hala guuro xaajadus Haddii talo la soo gaaray Gurgursaa hayina Geela wuu ugu...

Ilaalinta Nabadda & Nadaafadda waa Mas’uuliyad bulshadeed.

Nabadda & Nadaafadda waa laba shey ee wada saameeya bulshada oo ay u wada baahin yihiin. Sidaa darteed, waa in bulshada oo dhan ay ka...

Maxaa u sabab ah in mar walba Cudurro aan la aqoon Dunida ku soo...

Waxaa dhacday Qarniga aan ku jirno Dunidu ku soo kordho Cudurro faafa oo aan horey loo aqoon, Dawana loo hayn,oo dad badan u le’daan. Cudurradaan,...

Faa’iidooyinka caafimaad ee saliid macsarada?

Macsarada waa saliid aad u qaali ah lehne faaidooyin caafimaad oo aan la soo Koobi Karin, Saliid macsarada waxaa la isticmaali jiray kumanaan sano ka...

CAYAARAHA

MAQAALO