Authors Posts by Osman Dhiblaawe

Osman Dhiblaawe

8602 POSTS 0 COMMENTS

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo faah-faahin ka bixiyay Qaraxyadii ka dhacay...

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay labo Qarax oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,kuwaas oo ay ciidanka amnigu ku raad joogeen. Taliyaha Ciidanka Booliska...

Mas’uuliyiin katirsan Safaaradda Soomaaliya ee Bakistaan oo ka qaybgalay Xuska Maalinta...

Xuska Maalinta Africa oo xalay lagu qabtay magaalada Islaamabad ee caasimada Wadanka Bakistaan ayaa waxaa ka qayb galay masuu’liyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliyeed ee...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo Istambuul ka furay shirka qurba-joogta

Istambul- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya  mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka qurba-joogta Soomaaliyeed oo ka dhacaya Magaalada...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo cambaareeyay Falkii Dad Rayid ahaa lagu dilay ee...

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay falka Magaalada Gaalkacyo loogu dilay Dad rayid ah oo aan waxba galabsan, islamarkaana ka...

Saraakiil ka socota AMISOM oo booqatay degaanka Bariirre

Marka- Wafdi ka socda howlgalka midowga Afrika Soomaaliya ee (AMISOM) ayaa booqday degaanka Bariirre ee Gobolka Shabeellada hoose , si ay u qiimeeyaan baahiyaha...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay dilkii ka dhacay Gaalkacyo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareysay ciddii ka dambeysay Shacabkii Soomaaliyeed ee Xalay lagu laayay Koofurta Magaalada Gaalkacyo. Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda Federaalka...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan “Wada hadalladii aan wadnay aad loogu guuleystay”

Baladweyne- Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Maxamed Carraale, ayaa faah-faahin ka bixiyay dedaalladii ugu dambeeyay ee lagu xakameeyay shaqaaqadii ka dhacday Magaalada Baladweyne iyo halka...

Ciidammada ammaanka oo gacanta ku dhigay wadihii gaari ku qarxay KM4

Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay Wadihii gaari ku qarxay maanta agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho. Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye guuto Zakia Xuseen...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Kuwait

Wafdi Sare oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Dahir Aden Cilmi, ayna qeyb ka yihiin Taliyaha Ciidanka Badda Admiral Cabaas Amin...

Wasiirka shaqada XFS oo khudbad ka jeediyay shir-weynaha shaqada adduunka ee...

Geneva- Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad muhiim ah oo arrimo badan uu uga...