Howlgalkani oo lagu xaqiijinayaya amniga deegaanno dhawaan laga saaray maleeshiyada Shababa ayaa ururka 31-aad ee guutada 12 April ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed waxaa ay ka sameeyeen deegaanno ku yaala xadka ay wadaagaan labada Shabeelle,si looga hortago falalka ay...

WARARKA GUDAHA

Ra’iisul Wasaare Khayre oo reer Dhuusamareeb ku dhiirri geliyay dadaalkooda isu diyaarinta shir weynaha...

Dhuusamareeb- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqasho ku tegay waddada isku xirta Garoonka diyaarada iyo magaalada Dhuusamareeb oo...

Golaha Aqalka sare oo ka dooday hindise sharciyeedka xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda

Waxaa goor dhaw soo gaba gaboobay kulankii 11-aad kalfadhigisa 5-aad ee Aqalka Sare BFS, waxaana qeybta hore ee kulanka shir Guddoominayay mudane; Cabdi Xaashi Ca/llaahi,...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wadajir u qaabbilay Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya , James Swan iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska...

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo Magacaabay Guddiga ku meelgaarka ah ee diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka

Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa Maanta Magacaabay Guddi ku meel gaar ah oo soo diyaariya sharciga doorashooyinka Qaran, kaas oo ka kooban...

Shirka madasha wadajir ee hannaanka Qaran oo ka fumar Muqdisho

Shirka Madasha Wadajir ee hannaanka Qaran Dowladaha hoose oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta ka...

Madaxweyne Lafta gareen iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay mashaariic laga fulinayo Koofur...

Madaxweynaha maamul goboleedka Koofur  Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Shalay Xafiiskiisa Baydhabo ku qaabbilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Safiirka Soomaaliya u...

Madaxweynaha JFSoo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Dalka Koonfur Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayey...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Guddiga Qaban-qaabada Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug

Dhuusamareeb- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug kula kulay guddiga qaban-qaabada Shir-weynaha...

Madaxweynaha JFS oo kala hadlay Madaxweynaha D/GobolleedkaPuntland sii deynta Xubnaha xiran ee Guddiga Dhismaha...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la xiriiray Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay...

Golaha Aqalka sare oo ka dooday hindise sharciyeedka mihnadlayaasha Caafimaadka

Goalaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah ka dooday  Ajendaha shirkooda oo ahaa  Akhrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka Golaha mihnadlayaasha...

ARRIMAHA BULSHADA

IIL- Aktiis (Sheeko Taxane ah Qeybta 3-aad)

  Saaxibkey intuu fadhiga iiga booday ayuu yiri oday duq ah ayaad tahay waxna uma jeeddid, si fiican u eeg gabdhaha miyaa isku ciyaar ah,...

AQOON IYO MADADAALO

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH. (QEYBTII-4AAD)

S1)-Waa imisa Sharuudaha Salaadda Jumcadu ku ansaxdo? J1)-Sharuudaha Salaadda Jumcadu ku ansaxdo waa 6 Sharuudood. Waa in lagu oogo ama lagu tukado meel magaalo weyn...

SHEEKO-KU CIBROQAADASHO MUDAN.

Waxaa jiray magaalada Xamar Rag Burcad ah, oo habeen walba Guryaha dhici jiray, maalin walbana qeybsan jiray waxay soo dhaceen. Raggaas Burcadda ah waxay ka...

DHAQANKA & SUGAANTA

Carraweelo iyo Oday Biiqay Qeybtii 2aad.

Waxaa jiray oday waxgarad ah oo la yiraahdo Oday Biiqay oo necbaa Carraweelo, Odayga keynta ayuu ku dhuuntay si uusan ugu gacan gelin Carraweelo...

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH. (QEYBTII-4AAD)

S1)-Waa imisa Sharuudaha Salaadda Jumcadu ku ansaxdo? J1)-Sharuudaha Salaadda Jumcadu ku ansaxdo waa 6 Sharuudood. Waa in lagu oogo ama lagu tukado meel magaalo weyn...

SHEEKO-KU CIBROQAADASHO MUDAN.

Waxaa jiray magaalada Xamar Rag Burcad ah, oo habeen walba Guryaha dhici jiray, maalin walbana qeybsan jiray waxay soo dhaceen. Raggaas Burcadda ah waxay ka...

YAXAASKU MUXUU U CARRAB LA’YAHAY?

Waxaa la yiri, berigii hore, Dawacadu Carrab ma lahayn, sida darteed wixii ay heshaaba way liqi jirtay. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa dhacday,...

MUXUU LABA AF- U LEEYAHAY GODKA JIIRKU AMA DOOLLIGA?

Waxaa la yiri, ilaa waayo aad u fog, waxaa soo jiray Colaad u dhaxeysa Bisadda iyo Jiirka, kaasoo soo billawday xilligii Doontii Nebi Nuux. Berigii...
Click Here ok

WARARKA DIBADDA

MAQAALLO