Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Barlamaanka Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo

Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Barlamaanka Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo

167
0
SHARE

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ay wehlinayaan Xildhibaan Ubax Tahliil, Xildhibaan Cabdikariin Ķhaliif Dhalac, odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Galmudug. ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo

Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweyay Madaxda Maamulka Gobolka, kan degmada iyo qeybaha bulshada magaalada Gaalkacyo

Mas’uuliyiintan ayaa inta ay joogaan magaalada Gaalkacyo waxa ay kulamo la qadan doonaan mas’uuliyiinta iyo qaybaha bulshada magaalada.