Toko Ekambi weereryahankii hore ee naadiga Villarreal iyo xulka qaranka Cameroon ayaa...

Toko Ekambi weereryahankii hore ee naadiga Villarreal iyo xulka qaranka Cameroon ayaa qaab amaah ah ugu wareegay naadiga Lyon

127
0
SHARE

Weeraryahanka Cameroon ayaa dhameeystiray heshiis amaah ah oo uu ugu laabanayo horyaalka Faransiiska gaar ahaan naadiga Lyon.

Lyon ayaa ku dhawaaqday in ay heshiis amaah ah la saxiixatay Karl Toko Ekambi isagoona la joogi doona ilaa laga gaaro bisha Jun ee sanadda 2020ka Toko Ekambi ayaa ka soo wareegay naadiga reer Spain ee Villarreal.

Lyon ayaa la sheegayaa in ay ku qasabtay saxiixa ciyaaryahankaan, dhaawac jilibka ka soo gaaray weeraryahankeedii ugu halista badnaa ee Memphis Depay.

 

W/Q:  Cabdiqaadir Maxamed Xasan ( Sumar)