Shacabka Muqdisho oo isu diyaarinaaya Munaasabadda Ciidul-Fidriga

Shacabka Muqdisho oo isu diyaarinaaya Munaasabadda Ciidul-Fidriga

1439
0
SHARE

Muqdisho Dalkajournal-23.06.2017.

Shacabka 100% Muslimiinta ah ee Reer Muqdisho ayaa Diyaargrow xoog badan ugu jira sidii ay u maamuusi lahaayeen Munaaasabada Ciidul-fidriga. kadib markii Bisha barakaysan ee Ramadaan ay soo gaartay maalmihii ugu dambeeyay

Suuqyada Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwo si aad ah loo camiray, iyadoo ay ka socdaan ganacsi balaaran, kaasoo loogu diyaargaroobaayo Fantasyaha & Farxada Ciidda oo ay maalmo yari ka harsan yihiin.

Madaxda, Maamulka & Shaqaalaha Dalkajournal waxay Ummadda Soomaaliyeed u rajaynayaan inay Nabadgelyo iyo Farxad ku Ciidaan.Halkan ka daawo Video

>