Ruushka oo ka dabaashay cadaadiska dhaqaalaha

Ruushka oo ka dabaashay cadaadiska dhaqaalaha

189
0
SHARE

Ruushka oo ay is maandhaafeen Yukreen ayaa sababty in uu ku kiciyo mucaarad dalkaasi ka jiray arrintani ayaa ka careysiisy xukuumadda Yukreyn reer Galbeedka oo uu horboodayo Mareykanka ayaa u soo tafaxeety  tageerada  Yukreen.

Ruushka ayaa markii Bolkanka loo yimid  mar kale ku duulay Yukreen isagoo Gobol u badan.

Dadka Ruushka ku hadla oo Gacanta ku dhigay ismaan dhaaf xooggan ayaa ka dhashay dhanka Rushka & Mareykanka,  laakiin Ruushka oo heysta  hubka Nukleyrka & ciidamo tiro badan ayna reer Galbeed u arkeen in ay tahay Khatar haddii leys Fara saaro Taa Badelkeed  waxa Ruushka lagu soo Rogay cunna qabateen taaso waxyeello u Geysatay Dhaqaalaha dalkaasi kolkii Puitin loo doortay ayaa wuxuu ciyaaray xeelad Deplomaasiyadeed isago xiriir sokeeye la yeeshay Turkiga, Jarmalka ,Iran faransiiska tani wexey ka Fujisay ciririga Gooni istaaga ahayd Ruushka ayaa waxa uu Hishiis wadaag Geeska Seybeeriya la saxiixday Shiinaha.

Waa Arrin Ruushka kaga badbaaday Arrimaha Cadaadiska Dhaqaale.

Waxa kale uu balan qaad la galay sacuudiga haddii ay doonayaan Gantaallada Dalkaasi laga soo rido Arrintaani ayaa ka Dhalatay kadib marka Gantaalka Karuuska lagu soo Ganay Dhuumaha Shidaalka Sacuudiga & Doroonis loo Adeegsaday Gantaalladii loogu hortagay waxba ay tarin.

Xariirka Shiinaha & Ruushka oo sheegaya, Ruushka oo ka iibiyay hub casri ah Iran & tan Sacuudiga waa Arrimo is Biirsanaya oo aan dhagna jalaq u siinneyn Cunnaqabateenta Ruushka Duldhigaayo Iminka ayaa muuqata in uu ka soo kabtay Jalaafadasi Cadaadiska Dhaqaale.

Waxa kale uu wada xariirro kale ee  uu la yeelanayo wadamada Asiya sida India & Dalal ku yaal Afrika.

Ruushka ayaa ah Awood aan la Dheylsan Karin Hub soo saarka & tayadiisa.

W/Q; Ibraahim fanax