Macallinku waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada

Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanadguuradii 45aad maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel kasta  oo Soomaali...

Koofiyaddii Adolf Hitler oo lagu iibisaday 50 kun oo Euro.

Xusuustii Nazi, oo ay ku jirtay koofiyadda ugu sarreysa ee Adolf Hitler, ayaa boqolaal kun oo Euro ah lagu iibsaay, iyado ay jiraan isugu...

Halla gaaro Talo guud

Muddo badan ayaa Ummadda Soomaaliyeed ay ku jirtay kala qeybsanaan iyo kala qoqob, laga soo bilaabo qeybsigii Afrika  shirii Baarliin ee lagu qeybsaday Afrika...

Ciyaalka Koollo-dhuuqyada oo sii badanaya.

Ciyaalka derbi-jiifka iyo kuwa dayacan  oo noqday Dibjirro ayaa runtii soo kordhay beryahan dambe, Muqdishu markaad u kuurgasho waxaa ku soo batay ciyaalka dhuuqa...

Buufisku waa Tahriibka barkii

Muddooyinkii la soo dhaafay dalka waxaa ka jiray wax lagu tilmaami karo Daabulaad, Tahriibin dhallinyarada, kuwaasoo ugu dambeynna mara waddada dheer ee qaxarka iyo...

Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an gaaridda barta guusha dayn cafinta

Dowladda Soomaaliya waxay dadaal ugu jirtaa sidii looga cafin lahaa daymaha uu caalamka ku leeyahay dalkeenna, si hadafkaasi loo gaaro Xukuumadda waxay dhowr mar...

Dhacdadii 14kii Oktoobar oo Laba Gu’ Jirsatay.

Dunidaan aan ku nool nahay Waligeed dagaal waa ka dhici jiray, lamana arag xilli kaliya oo uusan dabka dagaallada shidnayn ama Aloosnayn,waxaana la soo...

12 Oktoobar Maalinta Calanka Soomaaliyeed

Maanta oo ah 12ka Oktoobar  waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 65aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la soo bandhigay naqshadda...

Maxaad kala socotaa Fadliga Soonka maalinta Caashuuraa iyo sababta ay ku timid?

Inta badan dunida Islaamka ayaa sooma soonka sunada ah ee loo yaqaano yowmul Caashuuraa,taasi oo ay kaga dayanayaan rasuulkeena Suuban Naxriis iyo Nabadgeliyo korkiisa...

Madaxweyne Farmaajo oo Garoonka Ciyaaraha Banaadir ugu magac daray Inj. Yariisow

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Garoonka Ciyaaraha ee Banaadir loogu magac daray Guddoomiyihii Gobolka Banaadir iyo Duqii...

Carwada Buugaagta Garoowe “ Wixii qoran baa quruumo hara”

Buqcadda Alle dhulkiisa inooga calaamadeeyay ee ku taal geeska Afrika, magaceedana  yahay Soomaaliya, waxa ay rubac dhamaadkii qarnigii ugu dambeeyay ahayd, meel dhibaato baahsani...

Marxuum eng.Yariisoow wuxuu ku sifoobay “Daacadnimo, Deggenaan iyo Aragti dheeri”

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ma ahayn shaqsi ku cusub saaxadda siyaasadda Soomaaliya, wuxuuna la soo shaqeeyay dhowr...

Taariikh Nololeedka AUN Guddoomiyahii Gobolka Banaadir ahna Duqii Muqdisho Eng. Yariisow

Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow waxa uu ku dhashay degmadda Hodan ee gobolka Benaadir  16 kii August  1965kii.Waxbarashadiisa dugsi hoose,dhexe...

Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si dar-dar leh u socda

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabbadda ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay ku biiraan Ciidamada Qalabka sida, iyagoo ay ka go’an...

Nooc ka mid ah Tarmuusyada oo sababa Kansarka (Maqaal)

Farmasiiga dawladda Keenya ayaa wuxuu caddeeyay in flagsiyada ama Termuusyada leh asbestos pellets ay sababi karaan kansar, waxaana la sheegay in flagsiyada si weyn...

NABAD BAA NOLOL IYO NAGAADI LEH.

Waxaa Laysla meel dhigay adduunkoo dhan nabaddu inay tahay sal iyo kursi ama gambarka uu ku fadhiistaan bini’aadaamka, inay tahay salliga uu ku seexato...

HAB-QORAALKA IYO TAARIIKHDA FAR-SOOMAALIGA (Qeybta 4aad)

Guddigii Luuqadda ee 1965 War-bixintii Guddiga ee 1961-kii waxa ay aheyd mid aad u faa’iido badan. Waxa ay aasaas u noqotey meel ay guddi kasta...
[td_block_social_counter custom_title=”our social” facebook=”dalkajournal” twitter=”dalkajournal”]