Qormo: Aan Wada Hadalno, Waa Aan Heshiino !

Madaxwayne Ismaaciil Cumar Gelle ayaa 14-kii bishan ayaa dalkiisa Djibouti ku marti geliyey wada hadalalada Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland si loo sii wado...

Macallinku waa Ifiyaha Maskaxda iyo Nolosha

Macallinka Soomaaliyeed, Waa midka sida toos ah ula dirira cadowga weyn ee jahliga wuxuuna ku dilaa Qalinkiisa oo ka kulul rasaasta ka dhacda qoryaha,...

Muwaadin kasta waxaa saaran waajib ah inuu ilaaliyo hantida guud ee lawada leeyahay sida uu u ilaaiyo hantidiisa gaarka ah oo kale. Goobaha waxbarashada guud,...

Isla-xisaabtanku waa muraayad laga daawado horumarka (warbixin)

Nidaam  kasta oo dowladnimo waxaa dhab ah in uusan ka maarmin jaangoyn siyaasadeed oo ku aadan  islaxisaabtan,kaas  oo keeenaya in si nidaam ah loo maamulo,habka...

Adduunyada labo waddo keliya ayaa furan!!!

Soomaalidu waxay nasiib u yeelatay is faham dhan walba leh, maadaama ay yihiin dad isku dhaqan isku diin iyo isku af intaba ah, maadaama...

KU DADAAL DARYEELKA NAFTAADA

  Ruuxna kuma qasbi kartid in uu ku jeclaado laakiin waxaad sameyn kartaa  in aad noqoto qof la jeclaado, wixi ka soo hara  dadka kale...

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wadashaqeynayo ciribtirka Al-shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka ayaa ka wadashaqeynaayey si ay cadaadiska argagaxisada Alshabaab uga qaadaan dalka Soomaaliya. Wadashaqeyntaa ayaa waxaa ka mid ah taageerada...

In wax la toosiyo dhib badan ayaa ka horreeya

Haddii aan ka soo qaadno abaabul badan iyo diyaarinta Ciidamada waa mid uu xaq u leeyahay Qaran kasta inuu ilaaliyo xuduudihiisa iyo deegaamada hoos...

Burcad Badeed.

Barigii ay burcad badeeddu ku xooganeed qaar kamida xeebaha dalka ayaa nin iska reer miyi ah , oo magaciisa "cali" la yiraahdaahi ,wuxuu ku...

Coronavirus oo kar-kaarada jebsanaya, dad hor leh oo u dhimanaya ama qaadaya daqiiqadiiba!

Cudurka Corona-virus (COVID-19) ayaa aad uga sii fidaya dunida oo dhan, si gaara ah, Mareykanka iyo Yurub marka laga soo tago dalka Shiinaha oo...

Fariimo muhiim ah ee Corona Virus, COVID 19 (Warbixin)

Caabuqa koroona fayrays ee sababa cudurka COVD-19 wuxuu gaarii doonaa wadan kasta dhakhso, ama waqti aan dheeraynba. Waxaan shaki ka taaganayn in wadamo badani...

Daynta cafinta laga helo mashruuca (IMF) ee dalalka faqiirka ah ee aad u deymaysan...

  Dayn cafin si loo yareeyo faqriga Mashruuca dalalka faqiirka ah e aad u daymaysan waxaa howlgaliyay Sanduuqa Lacagta caalamka iyo Bangiga Adduunka sanadkii 1996-kii, Ujeedkiisu...

Joojinta ka Ganacsiga Qaadka waa Joojinta halista Covid 19

Waxaa wax lagu farxo ah, rayn rayn iyo wax loo riyaaqa ah go’aanka joojinta muqaddaraadka aan faa’iidada u lahayn ummadda soomaaliyeed dhan kastoo laga...

Ka hortagga iyo Xaqiijinta Faya qabka shacabka waa lama huraan.

Tan iyo markii uu soo ifbaxay cudurkan halista ah lana arkay inuu yahay dilaa si xowli ah dunida ugu faafaya, ayaa dowlad kasta waxay...

Farriimo muhiim ah ee Corona Virus

Caabuqa koroona fayrays ama COVD-19 wuxuu gaarii doonaa wadan kasta dhakhso, ama waqti aan dheeraynba. Waxaan shaki ka taaganayn in wadamo badani aanay heysan...

Af qalaad Aqoonta miyaa?

Maadaama dhawaan dunida laga xusay maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo ayaa waxaan qormo kooban ku soo qaadaneynaa taariikhda Afkeenna Hooyo, heerarkii uu soo...

Ka hortagga Coronavirus waa tallaabo horay loo qaaday.

Waxaa wax lagu farxo ah in Wasaaraddeenna Caafimaadka u jihaysato ka hortagga Viraska loo caalwaayay ee dunida faraha ba’an ku haya. Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa...
[td_block_social_counter custom_title=”our social” facebook=”dalkajournal” twitter=”dalkajournal”]