Kooxda difaacaneeyso EPL-ka ayaa guul dirqa ah ka heshay kooxda Sheffield United.

Kooxda difaacaneeyso EPL-ka ayaa guul dirqa ah ka heshay kooxda Sheffield United.

153
0
SHARE

Man City ayaa dhigeeda Sheffield ugu abood roonaatay 1-0 dirqi aha.

Ciyaartaan oo ka dhacday gagida Sheffield ee Bramall Lane ayaa waxaa ciyaar qurxoon soo bandhigay goolhaya Sheffield ee Dean Henderson  isagoo dhiiri galin weeyn weeyn usameeyay kooxda,  Henderson ayaan kubado ka badbaadiyay weerarka Man City iyo xitaa difaacyada sida Nicolas Otamendi , isagoona gool ku laad ka badbaadiyay Gabriel Jesus.

Man City oo uu u soo laabtay daafaceeda birta ah ee Laporte ayaa waxaa goolka guusha u dhaliyay daqiiqadii 73aad weeraryahanka Argentina ee Sergio Aguero oo ciyaarta badal ku soo galay.

 

W/Q: Cabdiqaadir Maxamed Xasan ( Sumar )