ILA QOSOL SHEEKO GAABAN.

ILA QOSOL SHEEKO GAABAN.

1189
0
SHARE

Oday baa hadda ka hor qabay naag dhib badan, salaad walba uu tukado ilaahey buu ka baryi jiray iney dhimato. Maalin buu habaarka ku dheeraaday xaaskiisa ayaa maqashay oo durbadiiba soo kor istaagtay — odaygii markuu fahmay in habartu dul taagan tahay ayuu yiri : ILAAHOOW ARINKA SIDAAN HORAY KUUGU SHEEGAYLEE HANOO AHAATO! KKKKKKKKKKKKKKK