Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Waxbarashada ee Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Waxbarashada ee Gobolka Banaadir.

93
0
SHARE

Guddooomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Magacaabey Agaasimaha waaxda Waxbarashada ee dowlada hoose ee Xamar.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Duqa muqdisho ayaa waxaa xilkaaso loogu magacaabay Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nuur, iyada oo uu xilka kala wareegi doono agaasimihii hore ee waaxdaasi Cabdinaasir Rooble Abuukar.