Diyaarado Gargaar u wada Baladweyn oo ka dagay Guriceel

Diyaarado Gargaar u wada Baladweyn oo ka dagay Guriceel

174
0
SHARE

Laba diyaaradood oo gargaar u sida magaaladda Beled-weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka diyaaradaha Magaaladda Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxana la socday wasiirka Wasaaradda boostada iyo isgarsiinta XFS mudane Cabdi Canshuur Xasan.

Gargaarkaan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda la gaarsiiyo magaaladda Baled-weyne, si looga faa’iideeyo bulshada tabaaleysan ee ay saameysay fatahaadda Wabiga Shabeelle.