Deg deg:- Golaha Wasiiradda XFS oo Taliyaha Ciidanka Xoogga u magacaabay...

Deg deg:- Golaha Wasiiradda XFS oo Taliyaha Ciidanka Xoogga u magacaabay Gen Cabdi Jaamac Xuseen (Gorod)

60
0
SHARE

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulankooda Khamiislaha ahaa Maanta ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u magacaabay Janaraal Cabdi Jaamac Xuseen  oo ku magac dheer Gen (Gorod) kadib markii uu is casilay Taliyihii Ciidankaasi Sarreeye Gaas Axmed Jimcaale Geeddi (Cirfiid).

Faahfaahin intaas ka dheer goor dhow kala soco Wargeyska Dalka ama Dalka journal.