Ciidanka Qaranka iyo Saaxibadooda Caalamiga ah oo Howlgal ku dilay Seddex ka...

Ciidanka Qaranka iyo Saaxibadooda Caalamiga ah oo Howlgal ku dilay Seddex ka tirsan Argagixisada.

123
0
SHARE

Hawlgal si wadjir ah gobalka shabeeLlaha hoose ay uga fuliyeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda Maraykanka ayaa lagu dilay Seddex ka tirsan Argagixisada Alshabaab.

Howlgalkaan oo 18-ka bishaan ka dhacay degmadda Awdhiigle ayaa lagu beegsaday Xarun argagixisada Alshabaab dadka Shacabka ah ay uga qaadi jireen Lacago baad ah.

Waxaa la burburiyay goobtaasi  Argagixisada dadka ay ku dhici jireen,  waxaana la dilay seddex dhagar qabe oo halkaasi ku sugnaa.

Waa tallaabo kale oo kor loogu qaadayo nabadda Soomaaliya,  laguna dhabar jabinayo Cadowga arxanka darran ee Alshabaab.