Macallinkii hore ee Arsenal oo booqasho ku jooga Dalka Liberia

Macalinkii  hore ee Kooxda Arsenal Arsene Wenger oo booqasho ku tagay dalka Liberia ayaa waxaa uu soo dhaweyn wanaagsan ka helay qaar ka mid...

Cayaartoyda Degmada Heliwaa Oo diyaar garow ugu jirta Koobka K/Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiim Cumar Cabdulle ayaa kormeer ku tegay Garoonka SOS oo ay ku diyaar garoobayan Xulka Kubadda Cagta Degmada Heliwaa oo isku...

Warbixin: Ciyaaraha Horyaalka Soomaaliya

Kulankii ugu adkaa Todobaaadkan ee horyaalka Soomaliya ayaa shalay dhex maray kooxaha Banaadir iyo Dekada oo isku haystay hogaanka kala horeynta Horyaalka Soomaaliya. Labada kooxod ee...

Gabadhii Carbeed ee ugu horreysay oo noqota tababare Ciyaartooy

Khartuum- Salma El Majidi, waa 16 jir ka soo jeedda bariga Dalka Suudaan, waa gabadhii ugu horreysay ee Reer Suudaan ah oo tababare ka...

Isku aadka rubac dhammaadka koobka FA-ga oo la sameeyay

Manchester United oo 2-0 ku quusisay kooxda Huddersfield ayaa waxa ay rubac dhammaadka koobka FA-ga kula dheeli doontaa kooxda Brighton taas oo 3-1 uga...