maqaallo
Home maqaallo
Ka hortaggu waxa uu ka wanaagsan yahay xallinta dhibaatada (Warbixin)
Dal dhisan iyo dad isjecel waxaa la helaa marka qof,qoys ama bulsho ay u istaagaan dhowrista deegaanka iyo ka hortagga wax kasta oo caqabad...
Macallinku waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanadguuradii 45aad maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel kasta oo Soomaali...
Koofiyaddii Adolf Hitler oo lagu iibisaday 50 kun oo Euro.
Xusuustii Nazi, oo ay ku jirtay koofiyadda ugu sarreysa ee Adolf Hitler, ayaa boqolaal kun oo Euro ah lagu iibsaay, iyado ay jiraan isugu...
Halla gaaro Talo guud
Muddo badan ayaa Ummadda Soomaaliyeed ay ku jirtay kala qeybsanaan iyo kala qoqob, laga soo bilaabo qeybsigii Afrika shirii Baarliin ee lagu qeybsaday Afrika...
Ciyaalka Koollo-dhuuqyada oo sii badanaya.
Ciyaalka derbi-jiifka iyo kuwa dayacan oo noqday Dibjirro ayaa runtii soo kordhay beryahan dambe, Muqdishu markaad u kuurgasho waxaa ku soo batay ciyaalka dhuuqa...
Buufisku waa Tahriibka barkii
Muddooyinkii la soo dhaafay dalka waxaa ka jiray wax lagu tilmaami karo Daabulaad, Tahriibin dhallinyarada, kuwaasoo ugu dambeynna mara waddada dheer ee qaxarka iyo...
Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an gaaridda barta guusha dayn cafinta
Dowladda Soomaaliya waxay dadaal ugu jirtaa sidii looga cafin lahaa daymaha uu caalamka ku leeyahay dalkeenna, si hadafkaasi loo gaaro Xukuumadda waxay dhowr mar...
Dhacdadii 14kii Oktoobar oo Laba Gu’ Jirsatay.
Dunidaan aan ku nool nahay Waligeed dagaal waa ka dhici jiray, lamana arag xilli kaliya oo uusan dabka dagaallada shidnayn ama Aloosnayn,waxaana la soo...
12 Oktoobar Maalinta Calanka Soomaaliyeed
Maanta oo ah 12ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 65aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la soo bandhigay naqshadda...
Maxaad kala socotaa Fadliga Soonka maalinta Caashuuraa iyo sababta ay ku timid?
Inta badan dunida Islaamka ayaa sooma soonka sunada ah ee loo yaqaano yowmul Caashuuraa,taasi oo ay kaga dayanayaan rasuulkeena Suuban Naxriis iyo Nabadgeliyo korkiisa...