Gudaha

Gudaha

R/wasaaraha XFS oo kulan isla Xisaabtan ah la yeeshay xubnaha Golaha Wasiirrada+Sawirro.

Isla xisaabtanku waa hanan la isku raacsan yahay in uu laf dhabar u yahay qabsoomidda shaqo wanaagsan  isla markaana abuurta dowladda wanaagsan  iyo kalsoonida...

Guddoonka Golaha Shacabka oo go’aan Ka soo saaray maqaamka Caasimadda

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan uu maanta soo saaray kaga hadlay cida iska leh go’aan ka gaarista maqaamka caasimadda Dalka. Guddoonka Golaha...

MUXUU LABA AF- U LEEYAHAY GODKA JIIRKU AMA DOOLLIGA?

Waxaa la yiri, ilaa waayo aad u fog, waxaa soo jiray Colaad u dhaxeysa Bisadda iyo Jiirka, kaasoo soo billawday xilligii Doontii Nebi Nuux. Berigii...

S/guut Maxamed Cali Samatar oo xalay geeriyooday.

Allaha u naxariistee, waxaa xalay ku geeriyooday gobolka Virginia ee dalka mareykanka. S/guud, Maxamed Cali Samatar, oo ka mid ahaa Golihii sare ee kacaanka, oo...

Madaxweynaha oo maanta furidoona kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamanka

Muqdisho (Dalkajournal) 10 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maanta furo Kalfadhiga Sideedaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahana kii...

Duqeyn lagu dilay 13 Shabaab ah oo ka dhacay Basra

Wararka ka imaanaya Degaanka Basra ee Gobolka Shabellaha Dhexe una dhexeeya Degmooyinka Balcad iyo Afgooye oo ka kala tirsan labada Shabeele  ayaa sheegaya in...

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xiisadda ka aloosan magaalada Gaalkacyo

Muqdisho-(Dalka Journal)-29 Nov.2015- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Cadaado, waxa uu uga...

Gudoonka Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyeeyey Geerida ku timid xildhibaan Siciid Xasan Geedi.

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Siciid Xasan Geedi ayaa xalay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo uu ku xanuunsanyey maalmihii lasoo dhaafay. Xildhibaan...

Guddiga Amniga Badaha oo yeeshay Kulankoodii Billaha ahaa “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyey kulanka guddiga amniga Badaha, kaas oo looga hadlayay...

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobolka Bari

Qardho, 11 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka...

Stay connected

0FansLike
177FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

CAYAARAHA

MAQAALO