Gudaha

Gudaha

Wafdi Xildhibaanno ah oo Gaaray Gobolka Hiiraan

Mogadishu-30 Agoosto-(Dalka Journal)- Wafdi Xildhibaanno ah ayaa gaaray Magaalada Baladweyn ee Gobolka Hiiraan si ay wax badan uga ogaadaan xaaladaha deegaanada Gobolkaas iyo dhiirigelinta Ciidamada...

Baraawe oo Lagu Dilay Horjooge u dhashay Dalka Tanzania ‘’’Sawirro’’

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliye ee ka Howlgala Degmada Baraawe ayaa Xalay Fashiliye weerar Nabadiidka Al-shabaab ay kusoo qaadeen Saldhigyo Ciidanka  ku lahayeen Degmada Baraawe Maleyshiyada...

Daawo Sawirrada: Qaraxii Hoteel Dayax iyo Burburka gaaray daarihii u dhawaa.

   Sawir Qaade: Farxaan Suleyman Daahir

Arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay dalka Shiinaha oo Muqdisho ka duulay

Waxaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, ka duulay arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ah ka helay dalka Shiinaha, iyadoo Wasiiru dowlaha Waxbarashada Dowladda Federaalka...

Danjiraha Soomaalida ee dalka Suudaan Oo kulan Casho Sharaf la qaatay AL-Fannaan Nimcaan Hillaac+Sawirro.

Kulanka cashada ah oo ay soo agaasintay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Sudaan isla markaane ay goob joog Ka’ahaayen gudoomiyaha jaaliyaddda Soomaaliyeed ee dalka sudaan...

Darawalkii Baabuurkii Isku Qarxiyey Hotel Dayax Oo La Faafiyey Sawirkiisa Iyo Magaciisa.

Warbaahinta Argagixida Al-shabaab ayaa lagu faafiyey darawalkii isku miidaamiyey Hotel Dayax Maalintii Arbacada ee la soo dhaafay Magaciisa iyo sawirkiisa. Argagixasadu waxay sheegeen iyaga oo...

Boqortooyada dalka Sacuudiga Oo ballan qaaday inay Soomaaliya ka fuliso Mashaariic waa weyn+Sawirro.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqasho rasmi ah oo...

Wasiirka Gaashaan-dhigga oo kormeer ku tagey xarun lagu tababari doono Saraakiisha Ciidanka “SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer ku tagey xarun ay u dhiseen Dawladda Turkigu Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku...

Xuska Maalinta Ciidanka Badda Soomaaliyeed Oo maanta lagu qabtay Muqdisho.

Munaasabadan loogu dabaal degayay 52 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka badda Soomaaliya oo ku beegan 10-kii bishan ayaa maanta lagu qabtay magaalada...

Maxkamadda Dembiyada Culus ee G/Bari iyo Sanaag Oo dil toogasho ah ku riday 7...

Maxkamada dembiyada culus ee Gobolada Bari iyo Sanaag ayaa u fariisatay dacwad ciqaabeed ka dhana todobo rag oo la aaminsanyahay iney ka dambeeyen dilal...

Stay connected

0FansLike
173FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

CAYAARAHA

MAQAALO