Gudaha

Gudaha

Mudaneyaasha Golaha Shacabka JFS oo loo qeybiyey Hindise Sharciyeedka Dib u Eegista Xaqsiinta Ciidamada...

Kulanka Mudaneyaasha Golaha Shacanka JFS oo uu shir gudoominayay guddoomiye ku xiggeenka koowaad ee golaha  Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayay xildhibaanada kusii amba...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo booqday Ciidanka ku jira Xerada 54aad

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Cabdi wali Jaamac Warsame Gorod iyo Saraakiil uu horkacayo oo shalay Booqasho ku tagay Magaaladda Garoowe ee...

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay Shir uu la yeeshay Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda IMF

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaliya Dr C/raxmaan Ducaalle Beyle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay natiijadii ka soo baxday shir uu Magaalada...

Maxaabiis Soomaali ah oo dalka dib loogu soo celiyay+Sawirro

Maxaabistan oo Tiradooda gaareysay Todobo Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku Xirnaa jaziirada Sechelles ayaa maanta dib loogu soo celiyay dalka, Waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Maamulka Degmada Hobyo oo ka hadlay Mashaariic ka socota Hobyo

 Guddoomiyaha Magaalo Xeebeedka Qadiimiga ah ee Hobyo C/laahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyay Mashaariic kala duwan oo ka...

Isbeddel xooggan oo laga dareemayo Magaalada Dhuusamareeb

Ka dib markii Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ay Heshiis ku Saxiixdeen Madaxda Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Waljameeca kaasoo ku aadanaa midnimada Gobolada dhexe...

Maamulka Goof gaduud ee G/ Baay oo faahfaahin ka bixiyay Xaaladda Deegaanka

Guddoomiyaha Deegaanka Goof gaduud ee Gobolka Baay oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka faahfaahin ka bixiyay Xaaladda Amniga Deegaanka. Xasan Isaaq Guddoomiyaha Deegaanka Goof...

Madaxweynaha JFS oo lagu so dhaweeyey Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga,halkaasi oo ka furmaya shirka madaxda...

Kenya oo dardar gelinaysa weerarrada ka dhanka ah Al-Shabaab

Laamaha ammaanka Dalka Kenya ayaa ka digay weerarro Argagixiso oo ka dhaca degaanka Lamu iyo dhulka ku xeeran, markii laga war helay xubno ka...

Wasiirka Warfaafinta ee XFS oo si kulul u cambaareeyey dilka Wariye Maxamed Ibrahim Gabow

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey dilka loo geystay Wariye...

Stay connected

0FansLike
173FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

CAYAARAHA

MAQAALO