Gudaha

Gudaha

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Shir Guddoomiyay kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha

Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Maanta Shir Guddoomiyay kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha (FGC meeting). Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle...

Taxanaha Tacliinta Taariikhda Soomaaliya qeybta 1-aad

HORDHAC  Tacliintu Waa nidaamka Waxbarashada ee wadanka Soomaaliya Sida saxda ah, Wasaaradda Waxbarashada ayaana ka mas’uul ah dhammaan tacliinta iyo waxbarashada wadanka Soomaaliya, taasi oo ay ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New York kulamo kula la qaatay Dhiggiisa Ruushka, Qatar...

NewYork- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya Shirka 73-aad...

Wasiirka waxbarashada XFS oo hoggaanka dalladaha waxbarashada kala hadlay Hirgelinta manhajka cusub

Wasiirka waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay hoggaanka dalladaha waxbarashada...

Xafiiska Unicef ee Soomaaliya oo Xarigga laga jaray

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxa Bariga iyo Koofurta Africa ee Hay’adda Unicef ayaa maanta si wadajir ah xariga uga jaray dhismaha cusub...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay shir wada tashi ah

Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa la tashi kala sameynaysa Maamulka iyo qeybaha bulshada Gobolka Banaadir diyaarinta hannaanka dib u...

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday saddex heshiis oo shaqa abuur u ah dhallinyarada...

Dowladdaha Soomaaliya iyo Qatar oo xiriir wada shaqeyn wanaagsan uu ka dhaxeeyo ayaa Magaalada New York ee Dalka Mareykanka waxay ku kala saxiixdeen seddex...

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga “Waxaan isku furnay Wadada Xiriirisa Muqdisho iyo Marka”

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dhawaan Nabad diidka Kooxda Alshabaab ka eryay deegaanada isku xira Muqdisho iyo Marka oo ay kamid yihiin Gandershe, Dhannaane,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed Gobolka Minnesota oo soo bandhigay Natiijada Cilmi Baaris ku saabsan Wadna xanuunka...

Cilmi baaris Socotay 4 sanno oo ku saaban xanuunada ku dhaca  Wadanaha iyo wax yaabaha keena oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda caymiska Caafimaadka...

Madaxweyne Farmaajo oo xulka degmada Waaberi guddoonsiiyey Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay xulka degmada Waaberi hanashada Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo sannadkii 2-aad oo xiriir...

Stay connected

0FansLike
183FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

CAYAARAHA

MAQAALO