DIBADDA

DIBADDA

Millateriga Nigeeriya oo Boko Haram ka soo badbaadiyay Gabdho u afduubnaa

Ciidamada difaaca Dalka Nigeriya ayaa sheegay inay 76 Gabdhood kasoo badbaadiyeen gacanta Kooxda Boko Haram oo ka dagaallanta qaybo ka mid ah Dalkaasi. Sarakiisha Ciidanka...

Ilaa 250 00 caruur ay ku jirto oo lagu dilay duqeymo ka dhacay Suuriya

Wararka ka imaanaya Dalka Suuriya ayaa sheegaya in Tirada dhimashada ee duqayntii ka dhacayday magaalada Ghouta ay gaartay 250 qof maalmihii u dambeeyey,iyadoo dadka...

Dowladda Suudaan oo xabsiyada kasii deysay Siyaasiyiin u xirnaa

Dowladda Suudaan ayaa sheegtay inay Xabsiyo ku yaalla Magaalada Khartuum kasii deyn doonto in ka badan 80  maxaabiis ah, kuwaasoo ay ku jiraan siyaasiyiin...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Cawuşoglu oo booqasho ku imaanaya Soomaaliya

Ra’iisul-wasaare Ku-xigeenka dalka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa talaadada booqasho qaadan doona labo maalin kaga bilaabaneysa dalalka Suudaan iyo Soomaaliya. Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed ka soo...

Mareykanka oo cambaareeyay xaaladda degdegga ah ee Itoobiya.

Dowladda Mareykanka ayaa cambaareysay go’aanka Dowladda Itoobiya ay xaaladda degdeg ah ku galisay Waddanka, maalin kadib markii uu iscasilay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya  Hailemariam Desalegn. Safaaradda...

Ciidamada Zimbabwe oo xabsiga dhigay guddoomiye ku xigeenka jaamacadda Zimbabwe

  Ciidamada Dowladda Zimbabwe ayaa Xabsiga dhigay Guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda Zimbabwe ninka lagu magacaabo livi niyagora kadib markii uu shahaado PHD oo macmal ah...

Dowladda Jarmalka oo maxakamadaynaysa muwaadin Soomaali ah oo Alshabaabnimo loogu tuhunsanyahay

Ciidamada Ammaanka Dalka Jarmalka ayaa qabtay Muwaadin Soomaali ah oo looga shakisan yahay in uu xiriir la leeyahay argagixisada Alshabaab. Dacwad ogayaal heer Federaal ah...

Ergay gaar ah oo loo magacaabay dalka Yeman.

Xoghayaha Guud ee Qaraamada Midoobay  Antonio Guiteras ayaa u magacaabay  dalka Yeman Ergay gaar ah oo  cusub oo bedelaya ergaygii hore ee Qaraamada Midoobay...

Dowladda Kenya oo gacanta ku dhigtay Gaari siday waxyaabaha Qarxa

Saraakaall u hadlay Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen gaari xamuul oo siday waxyaabaha qarxa iyo hub noocyo kala duwan isugu...

Ra’iisal wasaaraha Dowladda Itoobiya oo is casilay

Wararka ka imaanaya wadanka Itoobiyaha ayaa sheegaya inuu iscasilay  rai’sul wasaaraha wadankaas. Warbaahinta rasmiga ah ee dowladda ayaa shaacisay  in R/wasaaraha uu gudbiyay iscasilaadiisa. Hailemariam Desalegn...

Stay connected

0FansLike
177FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

CAYAARAHA

MAQAALO