CAYAARAHA

CAYAARAHA

Isku aadka rubac dhammaadka koobka FA-ga oo la sameeyay

Manchester United oo 2-0 ku quusisay kooxda Huddersfield ayaa waxa ay rubac dhammaadka koobka FA-ga kula dheeli doontaa kooxda Brighton taas oo 3-1 uga...

Ronaldo oo muraayad isku eegay garoonka dhexdiisa

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo ayaa maalinimadii axadda adduunka oo dhan ka yaabsaday kadib markii uu muraayad isku eegay isaga oo ku dhex jira garoonka ciyaaraha,...

Mkhitaryan oo ogolaaday inuu Arsenal u wareego iyo Sanchez oo u dhaw inuu ku...

Ciyaaryahanka khadka dhexe uga dheela kooxda Manchester United, Henrikh Mkhitaryan, ayaa waxa uu ogolaaday inuu ku biiro kooxda Arsenal, halka Alexis Sanchez lagu wado...

Pele oo Isbitaalka La Dhigay

Brazil Pele WASHINGTON. D.C — Warbaahinta Brazil ayaa ku warrantay in halyeeyga kubadda cagta dalkaasi ee Pele shalay la dhigay isbitaalka kadib marki uu jooga ka...

Wasaaradda Warfaafinta oo dib u howlgelisay Naadiga Madbacada Qaranka

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, ayaa dib u howlgelisay naadigii Madbacada Qaranka muddo dhowr iyo labaatan sanno kaddib, iyadoo munaasabadda hirgeliyey lagu qabtay...

Sanchez ma u wareegi doonaa Man city?

Manchester city ayaa la sheegayaa in ay qarka u saaran tahay inay weydo Alexis Sanchez oo ay dhici karto inuu Manchester United u tago,...

Koobka Qaramada kubadda cagta ee qaaradda Afrika ee CHAN oo maanta Marooko ka furmaya

Maanta oo Sabti ah waxaa magaalada Casablanca ee waddanka Marooko ka bilaabanaya tartankii shanaad ee Koobka Qaramada kubadda cagta ee qaaradda Afrika ee CHAN...

Isku aadka wareegga 4-aad ee koobka FA-ga

Xalay waxaa la dheelay kulankii ugu dambeeyay ee wareegga saddexaad ee koobka FA-ga, kaasi oo dhexmaray kooxaha Brighton iyo Crystal Palace, guushana waxa ay...

Maxaad kala socotaa halka uu marayo koobka FA?

Kooxda Arsenal ayaa markii ugu horreysay muddo 22 sano ah waxaq xalay lagu reebay wareegga saddexaad ee koobka FA-ga. Arrinta layaabka leh-na waxay tahay in...

Maxaad kala socotaa horyaalka FA-ga ee Isbuucan ?

Waxaa England ka socda tartanka FA-ga oo ay ku tartamaan kooxo badan oo heerar kala duwan ka dheela. Ciyaarahii xalay dhacay waxaa ka mid ah....

Stay connected

0FansLike
177FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

CAYAARAHA

MAQAALO