Tuesday, October 17, 2017

arrimaha bulshada

arrimaha bulshada

Qeybtii hore ee sheekada,  #Horta isheeg maxaa ii baratay?  waxay inoo maraysay, Saaxiibkey oo isku diyaariyay aadista guriga ruuxa uu aadka u danaynayay ee...

TAARIIKHDA RAAD-RAACA BILASHADA BISHA CARRAFO    1428--1438.     Bisha Carrafo  BILASHO  DHAMMAAD  TIRO   1428 - Hijriya   Talaado 11,ka Disember   2008   Arbaco 2,da Jannaayo 2008   30 Beri   1429 - Hijriya   Sabti  29,ka November  2008,da   Axad 28,ka Disember...

In dhaweytaba waa taanan marin maasadii gabaye Miraheeda Eebey baroo waan mintimiyaaye Aan macneeyo maantoo kaluu muuna leeyahaye Musbaxdii Abwaankaan ahay iyo mahandiskiisiiye ...
video

Muqdisho Dalkajournal-23.06.2017. Shacabka 100% Muslimiinta ah ee Reer Muqdisho ayaa Diyaargrow xoog badan ugu jira sidii ay u maamuusi lahaayeen Munaaasabada Ciidul-fidriga. kadib markii Bisha...

Dhaqaalaha waa kasab iyo hab ku dhadhiya nidaam cilmiyeysan ee dhaqan iyo dhaqaale maaliyadda dowladeed iyo mid muwaadinniinta gaar ay u leeyihiin. Habka dhaqaale ee...

Midnimo iyo wadajir ayaa guul lagu gaaraa, waxaan kaloo ognahay marka guul lagaarayo ilaahay wuxuu usoo saaraa shaqsiyaad oo u kaca bulsho ama koox...

Ganacsigu ayaa Allaah Swt, banneeyay oo xallaaleeyay halka ribada uu xaarintimeeyay sidaa awgeed, aynu eegno waxa ka dhalan kara ribada oo Ilaaheey Swt yiri,...

Tan iyo intii Allaah Swt, uu abuuray Nebi Aadan Csw “Abul Bashar” ayaa la ogaaday in ruux keliya oo bashar ah uusan awoodin in...

Ma ogtahay oo ma aaminsan tahay in Allaah Swt,  qeyb kuu siiyay dhulka geeska afrika ku yaalla ee la yiraahdo Soomaaliya, haddii aad sidaas...

WARARKA MAANTA

Bayaan ka soo baxay Aqalka cad ee dalka Mareykanka ayaa si weyn loogu Cambaareeyay Qaraxii musiibada ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo Khasaare...