aqoon iyo madadaalo

aqoon iyo madadaalo

SU’AALO IYO JAWAABO DIINI AH. (QEYBTII-4AAD)

S1)-Waa imisa Sharuudaha Salaadda Jumcadu ku ansaxdo? J1)-Sharuudaha Salaadda Jumcadu ku ansaxdo waa 6 Sharuudood. Waa in lagu oogo ama lagu tukado meel magaalo weyn...

SHEEKO-KU CIBROQAADASHO MUDAN.

Waxaa jiray magaalada Xamar Rag Burcad ah, oo habeen walba Guryaha dhici jiray, maalin walbana qeybsan jiray waxay soo dhaceen. Raggaas Burcadda ah waxay ka...

YAXAASKU MUXUU U CARRAB LA’YAHAY?

Waxaa la yiri, berigii hore, Dawacadu Carrab ma lahayn, sida darteed wixii ay heshaaba way liqi jirtay. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa dhacday,...

MUXUU LABA AF- U LEEYAHAY GODKA JIIRKU AMA DOOLLIGA?

Waxaa la yiri, ilaa waayo aad u fog, waxaa soo jiray Colaad u dhaxeysa Bisadda iyo Jiirka, kaasoo soo billawday xilligii Doontii Nebi Nuux. Berigii...

GOORMEEY COLLOOBEEN BISADDA IYO JIIRKA (SHEEKADII 4-AAD)+Sawirro.

Waxaa la yiraahdaa, Berigii hore Bisidda iyo Jiirku, waxay ahaayeen heshiis, sida Xayawaannada kale. Bisadda iyo Jiirku, waxay Colaaddoodu soo billaabataybaa la sheegay Waqti...

MUXUU WARAABUHU XOOLAHA U CUNAA? (SHEEKADII-3AAD)

Waxaa la yiri, waagii hore Waraabuhu wuxuu lahaan jiray Lo’, la mid ah Lo’da aan dhaqanno. Habeen habeennada ka mid ah, ayaa isagoo lo’dii soo...

DAWACADA MAXAA INTAA LA EKEEYAY? (WAA SHEEKADII 2-AAD)

Berigii hore dowacadu waxay la ekeyd hal geela, sidaas ayeyna waayo badan ay habar dugaagta kale kula nooleyd, Dadkuna sidaas ayey ku yaqaaneen. Lugaheedu sida...

SHEEKO GAABAN: DAWACO IYO WARAABE.

Beri ayaa Dawaco Ari fara badan ka cuni jirtay reero meel deggan. Arigaas oo Riyo iyo Idaba isugu jiray. Maalin dambe, ayaa dadkii meel isugu yimaadeen,...

Horta iisheeg maxaad ii baratay? : Waa Sheeko dhab ah Oo xiiso badan Qeybtii...

Qeybtii hore ee sheekada,  #Horta isheeg maxaa ii baratay?  waxay inoo maraysay, Saaxiibkey oo isku diyaariyay aadista guriga ruuxa uu aadka u danaynayay ee...

Sheeko: Layaab leh.

Sheeko qosol badan... Nin dhalinyaro ah oo is-dili rabay, ayaa waxaa u yimid oday. Markaa buu ku yiri; adeer maxaad isu dilaysaa? wuxuu ku...

Stay connected

0FansLike
173FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

CAYAARAHA

MAQAALO