ARRIMAHA BULSHADA

Mushkiladda Biyo Baxada Maxaa looga gaashaaman la’yahay?

Faallo ku saabsan biya baxada iyo fatahaadaha joogtada ah ee aan waxba lag qaban goorta loo baahan yahay. Dadka Shacabka ah ee ku nool Gobollada...

Iscaawintu waa Camal wanaagsan

Sadaqadu waa wax Allaah (Swt) uu na faray in loogu gargaaro dadkeena tabaaleysan ee danyarta ah, Dadka kiisa ladanna uu caawiyo kan miskiinka ah...

Ka hortagga iyo Xaqiijinta Faya qabka shacabka waa lama huraan.

Tan iyo markii uu soo ifbaxay cudurkan halista ah lana arkay inuu yahay dilaa si xowli ah dunida ugu faafaya, ayaa dowlad kasta waxay...

Joog Gurigaaga oo ka taxaddar Cudurka dilaaga ah ee Covid 19

Waxaa dhawaanahan dambe Adduunka ka yaabsaday cudurka laayaanka ah ee Covid 19 kaasoo hadda soo gaaray Qaaradda Afrika, gaar ahaan dalkeenna Soomaaliya, waxaa jira...

Joojinta Qaadku waa fursad Dahabi ah oo loo qaaday dhanka dhaqaalaha iyo Caafimaadka.

Waa arrin dhowr jeer leysku soo dayay joojinta qaadka, balse nasiib darro lagu guul darreystay, iyadoo la ogyahay dhibaatada uu ku hayay guud ahaan...

Taxaddir, Ilaahna Talasaaro

Culumada Muslimiintu waxey talasaarashada Ilaah ku  micneeyeen dhowr nuuc laakin markaan soo koobno waa in qalbigaagu ku tiirsanaado Ilaah, adigoo  ku qaba kalsooni buuxda,wixii...

6-da cudur ee dilaaga caruurta

Waxaa jira 6 cadur oo halis ku haya badiya cudurka Qaaradda Afrika iyo Asia cuduradaan uu si kedis ah u haleelo caruurta ayaa loogu...

Waxbarashadu waxay wax u tarta qofka iyo bulshada inteeda kale.

Faa’iidooyinka Waxbarashada waa ay badan yihiin.                                     ...

Isbeddelka bulshada iyo joojinta jaadka

Markii la joojiyey Jaadka waxaa si weyn isbadel uga muuqday meelaha la fadhiisto ee lagu shaaho oo sida weyn laysugu imaado laguna falanqeeyo xaaladaha...

Burcad Badeed.

Barigii ay burcad badeeddu ku xooganeed qaar kamida xeebaha dalka ayaa nin iska reer miyi ah , oo magaciisa "cali" la yiraahdaahi ,wuxuu ku...