ARRIMAHA BULSHADA

Burcad Badeed.

Barigii ay burcad badeeddu ku xooganeed qaar kamida xeebaha dalka ayaa nin iska reer miyi ah , oo magaciisa "cali" la yiraahdaahi ,wuxuu ku...

Macnaha Erayga Soddoh.

  Waxan rabba in aan  bidhamiyo  Erayga Soddoh   waxuu   la mid yahay   Hooyo Soddoh  waa Wiilka hooyadi ama gabadha hooyadeeda Waxa soo ifbaxyo sanadahan dambe  in la’iska...

Joojinta ka Ganacsiga Qaadka waa Joojinta halista Covid 19

Waxaa wax lagu farxo ah, rayn rayn iyo wax loo riyaaqa ah go’aanka joojinta muqaddaraadka aan faa’iidada u lahayn ummadda soomaaliyeed dhan kastoo laga...

Isbeddelka Ganacsiga Yar Yar ee loo yaqaan waratada.

Ganacsatada loo yaqaanno waratada waxa ay ka mid yihiin  ganacsatada yar yar  waxaana sida badan ku howlanaan jiray  Haweenka oo badanaa soo bandhigi jiray ...

Ka hortagga iyo Xaqiijinta Faya qabka shacabka waa lama huraan.

Tan iyo markii uu soo ifbaxay cudurkan halista ah lana arkay inuu yahay dilaa si xowli ah dunida ugu faafaya, ayaa dowlad kasta waxay...

Farxadda iyo Nolosha

Farxadda waxay timaada marka aad gadaal mariso dhamaan waxyaabaha caqabadda ku ah noloshaada, si markaas aad ugu noolaato nolol raaxo leh oo ay farxaddu...

Duur-joogta Dalka oo sii dabar go’aya (Warbixin)

Qaar ka mid ah Waxgaradka Magaalada Xudd ur ee Gobolka Bakool ayaa ka hadlay noocyada duur joogta Gobolka Bakool laga heli jirey, sida qaar...

Door muhiim ah ayeey Gabdhahu ku leeyihiin horumarka bulshada

Gabdhuhu waxa ay ka mid yihiin xubnaha ugu firfircoon qoysaska Soomaliyeed ,isla markaana ku sifoobay hab dhaqan iyo akhlaaq suuban oo ifinaya kaalinta ay...

Ka Ganacsiga Hargaha iyo Saamaha oo dhaqaale wacan laga sameeyo.

Noocyada kala duwan ee hargaha gaar ahaan kuwa Lo’da, Ariga iyo Geela ayaa ah kuwo waxtar weyn leh oo iib wacan ka jooga dunnida,...

Yaa ka Mas’uul ah wax ka qabashada Gaadiidka Xamuulka qaada?

  Waxaa magaalada Muqdisho ku soo batay nidaam darrada gaadiidka xamuulka qaada, kuwaasoo ciriiri ba’an ku haya waddooyinka muhiim ka ah ee caasimadda dalka ee...

Maqaamka Hablaha Soomaaliyeed

Hablaha waxey leeyihiin sharaf gooniya oo ay ku muteysteen wax qabadkooda iyo howlaha wanaagsan ay bulshada u hayaan taasoo ka dambeysa aqlaaqda wanagsan iyo...

Isu dheelitirka dhoofinta iyo keenidda Badeecadaha

Ganacsigu marka ugu horeysaa waa in la yeesha la socod baahida Dalka iyo waxyaabaha ku xeeran, ayadoo maanka lagu haayo waxa markaasi laga heli...

Faafinta Rasmiga ah ( Sharciga Shirkadaha)

                          CUTUBKA 1AAD                    ...

AHMIYADDA WADDANKA, MUWAADINKA, IYO WADDANIGA

Ummad kasta ee koonka ku nool ayaa waxay nasiib u yeesheen dal u gaar ah ee ku yaal meel ka mid ah qaaradaha dunida...

Muqdisho wey diiday iney isdhiibto.

Caasimadda Muqdisho oo lagu tilmaamo Magaalada cadawga ugu badan leh, haddana ah Caasimadda ugu dulqaadka badan dunida, marka la eego dagaalladii ay marti gelisay...

Ka faa’iideyso Waqtigaada

Waqtiga waa waxa ugu qiimaha badan ee qofka bini aadamka ah uu heysto waana kan mudan in si fiican looga faaideysto. Ku xisaabtanka waqtiga ayaa...

Dhiso oo ha dumin dalkaada hooyo

Markii ay abuurmeen Jabhado ku abtirsada Qabaa’illo saldhig ka dhigtay Dowladaha deriska aan nahay gacanna ka helaya Dowlado kaloo shisheeye, waxaa dalka oo dhan...
[td_block_social_counter custom_title=”OUR SOCIAL ” facebook=”dalkajournal” twitter=”dalkajournal”]

WARARKA MAANTA