ARRIMAHA BULSHADA

Tayada Jaamacadaha ku soo batay Muqdisho waa side ?

Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhaya tirade jaamacadaha oo ilaa haatan aan ka yareyn soddomeeyo jaamacadood oo lagu barto culuun kala duwan . Dad badani waxay...

Daawo: Barnaamijka Wargeysyada Adduunka

Barnaamijka Wargeysyada Adduunka waa Barnaamij ka baxa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, waa Barnaamij  uu si gaar ah u diyaariyo Wariye Maxamed Nuur Macallin,...

Dabaal degga maalmaha Xorriyadda waa mid soo jireen ah.

Marka laga bilaabo maalintii gobonnimada laga qaatay gumeystayaashii reer Yurub dalkeenana uu ka xoroobay dhibaatooyinkii gumeystaha waxaa loo ciyaaray Ciyaaro iyo damaashaad iyadoo loo...

Khatarta Corona Virus oo weli ka taagan dunida

December 2019 ayaa cudurkani ka soo if baxay dalka shiinaha gobolkiisa Wu-han, wuxuuna ku sii fiday Hong-Kong, Bejing iyo kuwo kale. Caabuqa Covid  19 ayaa...

Daawo: Barnaamijka Wargeysyada Adduunka

Barnaamijka Wargeysyada Adduunka waa Barnaamij ka baxa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, waa Barnaamij  uu si gaar ah u diyaariyo Wariye Maxamed Nuur Macallin,...

Soo Noqo Adoo Nabad ah

Diyaaradda Somali Airlines waxay ahayd diyaarad leh astaantii Calanka qaranka  Soomaaliya, taasi oo xarunteeda sare ahayd Caasimadda dalka ee Muqdisho. Diyaarada Soomaaliya waxaa la aasaasay sanadkii 1964dii...

Dayactirka Leyrarka waa kuwo kaabaya bilicda magaalada iyo sugidda amniga.

Ileysku waa mid ka mid ah waxyaabaha mucjisada ah ee lala abuuray dunida, isla markaana uusan sinaba uga maarmin aadanuhu, waxaana xilli kasta barbar...

Daawo: Barnaamijka Wargeysyada Adduunka

Barnaamijka Wargeysyada Adduunka waa Barnaamij ka baxa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, waa Barnaamij  uu si gaar ah u diyaariyo Wariye Maxamed Nuur Macallin,...

Waddooyinku waa meesha laga daawado bilicda ay magaalo leedahay

Muqdisho, waa magaala madaxda dalka soomaaliya, waxaana mar waliba loo baahan yahay in ay ahaato mid isku dheelli tiran dhan waliba, haddeey noqon lahayd...

Ma gaari karnaa Dowladaha horumaray?

Markaad soo xasuusato wixii soo dhacay, waxaa kuu soo baxaya ama kuu sawirmaya waxyaabo badan oo kala duwan kaasoo naftu aysan marnaba raali ka...

Daawo: Barnaamijka Wargeysyada Adduunka

Barnaamijka Wargeysyada Adduunka waa Barnaamij ka baxa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, waa Barnaamij  uu si gaar ah u diyaariyo Wariye Maxamed Nuur Macallin,...

Hodantinimada Afkeenna Hooyo

"Af-qalaad aqoontu miyaa" Waxaa ku heesay fanaaniin magac iyo mansab ku lahaa bulshada dhexdeeda oo aad loo jeclaa heesahooda, laakiin waxaa ereyadaa usoo qaatey...

(G-8 ) Waa Waddamada ugu Jeebka buuran Dunida

Dhaqaaluhu waa hanti la kasbado kuna dhasha hab iyo nidaam cilmiyeysan ee dhaqan iyo dhaqaale maaliyadda dowladeed iyo mid muwaadiniinta gaar ay u leeyihiin. Habka...

MAXAA SABABA FATAHAADAHA?

Dunida maanta waxaa ka dhaca dhowr arrimood oo badankoodda yahay kuwa dabiici ah iyo kuwa aadanaha ay gacmahooda ku sameystaan, badanaa mowduuca aan ka...

Waddooyinku waa meesha laga daawado bilicda ay magaalo leedahay

Muqdisho, waa magaala madaxda dalka soomaaliya, waxaana mar waliba loo baahan yahay in ay ahaato mid isku dheelli tiran dhan waliba, haddeey noqon lahayd...

Mushkiladda Biyo Baxada Maxaa looga gaashaaman la’yahay?

Faallo ku saabsan biya baxada iyo fatahaadaha joogtada ah ee aan waxba lag qaban goorta loo baahan yahay. Dadka Shacabka ah ee ku nool Gobollada...

Iscaawintu waa Camal wanaagsan

Sadaqadu waa wax Allaah (Swt) uu na faray in loogu gargaaro dadkeena tabaaleysan ee danyarta ah, Dadka kiisa ladanna uu caawiyo kan miskiinka ah...
[td_block_social_counter custom_title=”OUR SOCIAL ” facebook=”dalkajournal” twitter=”dalkajournal”]

WARARKA MAANTA