maqaallo

maqaallo

Yaa Xisbi Noqon Kara Maxayse tahay Xisbinimo

Kow, Xisbigu waa koox ama dadyow isu tegey oo taageersan fikirro siyaasadeed oo ay wadaagaan dadyowgaasi. Ujeedada iyo yoolka xisbi siyaasadeedku waxa weeye inay doortaan...

Qormo: Aan Wada Hadalno, Waa Aan Heshiino !

Madaxwayne Ismaaciil Cumar Gelle ayaa 14-kii bishan ayaa dalkiisa Djibouti ku marti geliyey wada hadalalada Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland si loo sii wado...

Macallinku waa Ifiyaha Maskaxda iyo Nolosha

Macallinka Soomaaliyeed, Waa midka sida toos ah ula dirira cadowga weyn ee jahliga wuxuuna ku dilaa Qalinkiisa oo ka kulul rasaasta ka dhacda qoryaha,...

Muwaadin kasta waxaa saaran waajib ah inuu ilaaliyo hantida guud ee lawada leeyahay sida uu u ilaaiyo hantidiisa gaarka ah oo kale. Goobaha waxbarashada guud,...

Isla-xisaabtanku waa muraayad laga daawado horumarka (warbixin)

Nidaam  kasta oo dowladnimo waxaa dhab ah in uusan ka maarmin jaangoyn siyaasadeed oo ku aadan  islaxisaabtan,kaas  oo keeenaya in si nidaam ah loo maamulo,habka...

Adduunyada labo waddo keliya ayaa furan!!!

Soomaalidu waxay nasiib u yeelatay is faham dhan walba leh, maadaama ay yihiin dad isku dhaqan isku diin iyo isku af intaba ah, maadaama...

KU DADAAL DARYEELKA NAFTAADA

  Ruuxna kuma qasbi kartid in uu ku jeclaado laakiin waxaad sameyn kartaa  in aad noqoto qof la jeclaado, wixi ka soo hara  dadka kale...

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wadashaqeynayo ciribtirka Al-shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka ayaa ka wadashaqeynaayey si ay cadaadiska argagaxisada Alshabaab uga qaadaan dalka Soomaaliya. Wadashaqeyntaa ayaa waxaa ka mid ah taageerada...

In wax la toosiyo dhib badan ayaa ka horreeya

Haddii aan ka soo qaadno abaabul badan iyo diyaarinta Ciidamada waa mid uu xaq u leeyahay Qaran kasta inuu ilaaliyo xuduudihiisa iyo deegaamada hoos...

Burcad Badeed.

Barigii ay burcad badeeddu ku xooganeed qaar kamida xeebaha dalka ayaa nin iska reer miyi ah , oo magaciisa "cali" la yiraahdaahi ,wuxuu ku...

CAYAARAHA

MAQAALO