DIBADDA

DIBADDA

Dowladda Ruushka oo go’aansatay in ay dib u furato safaaradeedii Libya

Moscow-Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa sheegay Dowladda in ay dib u fureyso safaaradeedii Tripoli, maadama ay si kumeel ah howlaheeda ugu fulin...

81 qof oo ku dhimatay rabshado ka dhacay Addis Ababa kadib dilkii Fanaan caan...

Addis Ababa -Uga yaraan 81 qof ayaa ku dhintay rabshada labadii beri ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada caasimada u ah Itoobiya ee Addis...

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in la xakameyn doono Baraha bulshada ay ku xiriirto ee...

Madaxweynaha Turkiga ayaa wacad ku maray in uu xakameyn doono baraha bulshada ka dib markii aflagaado loo geystay gabadhiisa iyo wiilka uu sodoga u...

Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta oo soo dhaweeyay wadahadalada Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland

Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-Qeyd ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay dadaallada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismacil Cumar Geele uu...

Kuuriyada Waqooyi oo qaaday tilaabo ka dhan ah Xukuumada Kuuriyada Koonfureed

Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay qarxisay xafiis kaladhaxeeyay Koonfurta oo ku yaallay meel u dhaw magaalada xadka ku taal ee Kaesong, waxaa sidaasi sheegay...

Ciidanka Kenya oo toogtay dabley weerar ka geysatay Mandheera

Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegay in weerar qasaare dhimasho iyo dhaawac geystay uu ka dhacay magaalada Mandheera ee xarunta...

Mucaaradka Yemen oo shaaciyay wadahadallo ay la galaan xulufada Sucuudiga.

Sarkaal sare oo ka tirsan fallaagada Yemen, ayaa wareysi uu siiyay BBC-da waxa uu ku sheegay in ay diyaar u yihiin wadahadallo toos ah...

Haweeneyda la dhalatay Hoggaamiayha Kuuriyada Waqooyi oo kamid noqotay dadka dejiya siyaasadda Waddankaas

  Gabadha la dhalatay hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa door muhiim ah ka qaadaneysa olole cusub oo ka dhan ah dalka kuuriyada koonfureed,...

Hoggaamiyeyaasha Caalamka ayaa sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe

Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobe, Tijjani Muhammad-Bande ayaa isniinta shalay ahayd sheegay in hogaamiyeyaasha caalamka aysan magaalada New York u tagi...

Nin hubaysan kuna labisan dharka Booliska Canada oo rasaas uu furay ku dilay 16-qof.

Sida ay daaabacday wakaaladda wararka Canada ee CNA, nin hubaysan oo ku labisan dharka booliska Canada ayaa rasaas uu furay waxa uu ku dilay ugu yaraan 16...

CAYAARAHA

MAQAALO