Authors Posts by Osman Dhiblaawe

Osman Dhiblaawe

11079 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Beled weyne kula kulmay odayaasha dhaqanka

Madaxweynaha dawlad goboleedka Hirshabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaaladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kula kulmay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka...

Guddoomiyaha aqalka sare oo soo jeediyay in shuruucda Golaha shacabka ansixiyey...

Guddoomiyaha aqalka sare oo soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib warsaxaafadeed  kasoo baxday xafiiska...

Madaxweyne Qoor-Qoor oo Dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa galabta galinkii dambe ee maanta dib ugu laabtay magaalada dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Madaxweyne...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiska ku qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

Gudoomiyaha golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya  Mudane  Maxamed Mursal sheikh Cabdirahmaan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya...

Wasaaradda Shaqada oo Fartay in shaqaalaha Dowladda ay dib ugu...

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka duuleysa dib u eegidda lagu sameeyay xannibaadaha jira ee lagula tacaalayay faafidda cudurka COVID-19, isla markaana tixraacaysa...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Degaanka Owdinle ee Gobolka Baay Ku Dilay...

kadib howlgal lagu baacsanayay maleeshiyaadka al-shaab oo ay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanka owdiinle oo qiyaastii magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay...

Wasiir Bayle oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Maaliyadda Dalka

Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr Cabdirxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta shir guddoomiyaya kulanka hormarinta maaliyadda dalka oo hab muuqaalka ku qabsoomay,waxaana ka qeyb...

Tahriibku Waa Haajarid Iyo Ku Hirasho!!!

Mid ka mid ah wadaadda Soomaaliyeed ayaa muxaadaro uu u jeedinayey qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed ayaan ka maqlay, arrin aan aad ula...

Tayada Jaamacadaha ku soo batay Muqdisho waa side ?

Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhaya tirade jaamacadaha oo ilaa haatan aan ka yareyn soddomeeyo jaamacadood oo lagu barto culuun kala duwan . Dad badani waxay...

Ammaanka magaalada Dhuusamareeb oo si weyn loo adkeeyey

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay si weyn u adkeeyeen ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Ujeedka...