SHARE

Barnaamijka Wargeysyada Adduunka waa Barnaamij ka baxa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, waa Barnaamij  uu si gaar ah u diyaariyo Wariye Maxamed Nuur Macallin, waa barnaamij soo jiitay indhaha Caalamka gaar ahaanna gudaha dalka Soomaaliya.

waa barnaamij aad u lafa gura dhacdooyinka ugu dambeeya ee gudaha iyo dibadda.

 Barnaamijkan ayaa ah barnaamij si xooggan ula jaan qaadi kara Warbaahinta Caalamka, waxaana ugu hambalyeynayaa dhammaan madaxda Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaanna maamulka SNTV, sida ay xoogga u saareen isku dubaridka barnaamijyada qiimaha leh ay shacabka usoo bandhigayaan.