SHARE

Waxaa la furay wareegga sagaalaad ee horyaalka dalka heerkiisa kowaad, waxaana wada ciyaaraya kooxha Dakadaha iyo Raadsan.

Ciyaartaan oo ka dhacday gagedia caanka ah ee En. Yariisow waxaa ku baratamay Dakadaha oo ku jirtay kaalinta kaalinta labaad iyo raadsan ku jirtay kaalinta 6aad ee kala sareeynta horyaalka Somali Premier League.

Bilowgii ciyaarta ayeey heshay Dakadaha goolka waxaa dhaliyay ciyaaryahan Khadar daqiiqaddii 3 aad ee ciyaarta.
Raadsa oo abood buuran laheeyn ayaanan aboodin in ay iska soo guddo goolka lagu lahaa sidaasna waxaa ku soo idlaatay ciyaartii ka dhacday gageda En.Yariisow.

 

W/Q: Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Sumar)