Akhriso: Warmurtiyeedka laga soo saaray shir sanadeedka Garsoorka Soomaaliya

Akhriso: Warmurtiyeedka laga soo saaray shir sanadeedka Garsoorka Soomaaliya

41
0
SHARE

6-7da Febraayo 2019, ayaa Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay magaaladda Muqdisho ku martigalisay shir sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo ah markii u horaysay ee la qabto ka dib burburkii dawladdii dhexe ee dalka.

Shirka waxa ka soo qaybgalay Garsoorka heer federaal iyo dhammaan dawladaha xubnaha ka ah federaalka, hay’addaha kale ee dawlada oo marti-sharaf ahaan uga soo qaybgalay,jaamacaddaha, culimada, bulshada rayidka ah iyo qaybo ka mid ah bulshada caalamka.

Hoos ka akhriso.

View Fullscreen